Wasaarada Amniga Soomaaliya oo baaq u dirtay Shacabka Muqdisho

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay la shaqeeyaan Wasaarada soona gaarsiiyaan xogaha kooxaha amniga wax u dhimaya Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha C/Casiis Xildhibaan ayaa ugu baaqay Shacabka Muqdisho in Wasaarada kusoo wargaliyaan kooxaha uu sheegay in nabad diidka yihiin ee qaraxyada iyo … Continue reading Wasaarada Amniga Soomaaliya oo baaq u dirtay Shacabka Muqdisho